Home Wararka Ciyaaraha Maanta Weeraryahan horey uga tirsanaa kooxda Liverpool oo geeriyooday

Weeraryahan horey uga tirsanaa kooxda Liverpool oo geeriyooday

0

Ciyaaryahankii hore ee Liverpool iyo Scotland ee Ian St John ayaa ku geeriyooday da’da 82.

St John wuxuu Reds u saftay 425 kulan wuxuuna u dhaliyay 118 gool isagoo xubin muhiim ah ka ahaa kooxda caanka ah ee Bill Shankly ee sanadihii 1960-maadkii.

Kooxda ka dhisan Merseyside ayaa tiri: “Waxaan aad uga xunahay inuu dhinto halyeey run ah oo ka tirsan Anfield, Ian St John.

“Fikirka qofkasta oo ka tirsan Liverpool Football Club wuxuu lajiraa qoyska Ian iyo asxaabtiisa waqtigan murugada iyo adag leh. Naso nabad, Ian St John 1938-2021

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here