Home Wararka Ciyaaraha Weeraryahan ka tiran kooxda Arsenal oo ku sugan France si uu Tijaabada...

Weeraryahan ka tiran kooxda Arsenal oo ku sugan France si uu Tijaabada Caafimaadka ugu maro koox Cusub

0

Weeraryahanka Arsenal Folarin Balogun ayaa maanta ku sugan magaalada Monaco ee Dalka Faransiiska.

Sky Sports ayaa sheegtay in Balogun uu ku sugan yahay halkaasi si uu tijaabada caafimaadka ugu maro AS Monaco .

Kooxaha Monaco iyo Arsenal ayaa ku heshiiyey in ay ku kala iibsadaan weeraryahanka USA lacag dhan €45m.

Balogun ayaa hadda lagu wadaa in uu maro tijaabada caafimaadka waxaana la filayaa in saxiixiisa la xiro 24-48 saac ee soo socda.

Previous articleNunez oo soo Bandhigay Cida Siisay Farsamada iyo Taakida uu ku wajahay Newcastle United
Next articleBukayo Saka oo ku guuleystay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa horyaalka Premier League sannadkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here