Weeraryahanka Chelsea Sterling oo shaaca ka qaaday tilmaamaha Tuchel

Raheem Sterling ayaa sharaxay sida Thomas Tuchel uu u doonayay inuu ka caawiyo imaatinkii Chelsea .

Weeraryahanka reer England ayaa u soo dhaqaaqay Stamford Bridge xagaagan kooxda Manchester City .

Tuchel ayaana rajeynaya in 27-sano jirkaan uu u noqon karo halis weerar ah oo dhanka weerarka ah.

“Waxa uu igu yidhi waxay ahayd muhiimadeda, mar walba ma doonayo kubada oo kaliya, mida muhiimka waa weerarka” Sterling ayaa u sheegay suxufiyiinta.

“Daafacyada garbaha ee aan halkaan ku heysano waa wax uu doonayo inuu wax badan arko.

“Booskaygu inta badan waa garab ka ciyaare, laakiin mararka qaar waxaan ku raaxaysta in aan dul sabeeyo oo aan kubbada weerar ka dhigo.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*