Weeraryahanka Liverpool Sadio Mane oo lagu wadaa inuu maanta tijaabada caafimaadka u maro Bayern Munich

Sadio Mane ayaa gaaray Germany ka hor inta uusan tijaabada caafimaadka maanta u mari doonin kooxda Bayern Munich xilli uu xiddigan ku sii dhawaanayo u dhaqaaqista kooxda ka dhisan Bundesliga todobaadkan.

Liverpool ayaa heshiis 35.1 milyan ginni ah kula heshiisay kooxda Jarmalka 30 jirkaan usbuucii hore.

Reds ayaa ka cago jiiday inay lumiso xiddigeeda xagaagan, laakiin u dhaqaaqista ayaa noqotay mid lama huraan ah markii xiddiga heerka caalami ee dalka Senegal uu xaqiijiyay inuu doonayo inuu ka tago Anfield.

lasoco waxa soo kordha

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*