Home Warar Ciyaaraha Maanta William Gallas oo ka cabsi qaba in Arsenal ka shalayn doonto go’aanka...

William Gallas oo ka cabsi qaba in Arsenal ka shalayn doonto go’aanka ayna kula soo saxiixan Weeraryahan suuqii xagaaga.

0

William Gallas ayaa ka cabsi qaba in Arsenal ka shalayn doonto go’aanka ayna kula soo saxiixan Weeraryahan suuqii xagaaga.

Gunners ayaa xoojisay kooxda suuqii xagaaga iyaga oo la soo wareegay xiddigo ay ka mid yihiin Riccardo Calafiori iyo Mikel Merino.

Arsenal ayaa mar kasta loo sheegaa in ay u baahantahay weeraryahan si ay ugu tartanto horyaalka premier League.

Gallas ayaa sheegay in ay ahayd in ay Arsenal la soo saxiixato xiddiga Joao Pedro kaas oo uu aaminsan yahay in uu farqi u samayn lahaa Arsenal.

“Joao Pedro waxa uu noqon lahaa xiddig Arsenal farqi u sameeya”ayuu Galas yidhi.

“Arsenal waxa ay u baahantahay goolal badan, Joao Pedro-na waxa uu mustaqbal ku leeyahay mid ka mid ah kooxaha ugu waaweyn premier League”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here