Home Warar Ciyaaraha Maanta Xavi Alonso oo in aanu shaki ku jirin in Arsenal ay mar...

Xavi Alonso oo in aanu shaki ku jirin in Arsenal ay mar kale u tartami doonto horyaalka Premier League

0

Xavi Alonso ayaa sheegay in aanu shaki ku jirin in Arsenal ay mar kale u tartami doonto horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.

Arsenal ayaa ku fashilantay horyaalka premier League xilli ciyaareedkii hore iyaga oo la tartamay kooxda Man City.

Kooxda Mikel Arteta ayaa doonaysa in ay ku guulaystaan horyaalka xilli ciyaareedkan Xavi Alonso ayaana qaba in ay Gunners la tartami doonto Man City xilli ciyaareed kale

“Arteta waxa uu dhisayaa mashruuc waxana uu hogaaminayaa koox weyn waxana ay mar kale ku tartami doonaan horyaalka”ayuu yidhi Alonso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here