Xavi oo doorbidaya Luuk de Jong marka la eego Memphis Depay

Luuk de Jong ayaa si lama filaan ah uga hormaray Memphis Depay marka la eego booska uu weerarka ee tababaraha Barcelona Xavi.

Mundo Deportivo ayaa sheegaysa in qaab ciyaareedkiisa gool dhalinta ee De Jong tan iyo markii uu Xavi shaqada bilaabay ay badashey qorshihiisa suuqa kala iibsiga.

Xavi ayaa doonaya in la iibiyo Memphis bishaan ka hor De Jong oo hada helay furasadaha macalinka.

Xavi ayaa doorbidaya Qaab weerar dhexe sida De Jong.

Sidan oo kale, waxaa hadda la soo jeediyay Xavi inuu doonayo inuu sii haysto weeraryahanka amaahda uga maqan Sevilla isagoo ansixinaya bixitaankii Memphis.

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*