
Xavier Simons ayaa heshiis cusub u saxiixay kooxda Chelsea .
Simons ayaa ogolaaday qandaraas cusub oo uu ku sii joogayo Stamford Bridge, sida ay sheegtay Football.london .
19 jirkaan ayaa qandaraaskiisa haatan uu dhacayay xagaagan.
Simons ayaa kulankiisii ugu horeeyay saftay kulankii Carabao Cup ee ay ka badiyeen Brentford bishii December.
Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa loo maleynayay inuu bartilmaameed u yahay dhowr kooxood oo Prem ah haddii uu ka tagi lahaa Stamford Bridge.
Simons ayaan lagu darin liiska ciyaartoyda la xaqiijiyay inay maanta ka tagayaan Chelsea .
Be the first to comment