Home Suuqa Kala iibsiga Xiddiga Cusub ee Man United Joshua Zirkzee oo si cajiib ah ku...

Xiddiga Cusub ee Man United Joshua Zirkzee oo si cajiib ah ku bilowday xirfadiisa Man United

0

Xiddiga Cusub ee Man United Joshua Zirkzee ayaa si cajiib ah ku bilowday xirfadiisa Man United.

Zirkzee ayaa guul ku hogaamiyay Man United kulankii ugu horeeyay ee premier League xilli ciyaareedka cusub.

Xiddiga oo badal ku soo galay ayaa dhaliyay goolka guusha ee kooxdiisa Man United isaga oo 3 dhibcood ku hogaamiyay kooxdisa.

Xiddiga Zirkzee ayaa Taageerayaasha Man United xasuusiyay Halyeeygoogii Ruud van Nistelrooy kadib goolka.

Xididga Zirkzee ayaa noqday xiddigii 4-aad ee u dhashay Netherlands ee gool dhaliya kulankiisii ugu horeeyay ee Man United.

Zirkzee ayaa maray wadadii Ruud van Nistelrooy, Alexander Büttner & Donny van de Beek.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here