
Alessandro Bastoni waxaa ka go’an inuu sii joogo Inter Milan .
Daafaca ayaa xiiso ka helaya Manchester United iyo Manchester City xagaagan.
Laakin Il Corriere dello Sport ayaa sheegaysa in daafaca dhexe ee talyaani uusan wax niyad ah u qabin in uu ka tago Inter.
Rajada ka ciyaarista Premier League ayaanan soo jiidan 23 jirkaan.
Bastoni wuxuu u furan yahay inuu u wareego kooxaha kale ee dibadda mustaqbalka.
Be the first to comment