Home Suuqa Kala iibsiga Xiddiga khadka dhexe ee Ilkay Gündogan ayaa ku soo laabtay kooxda Man...

Xiddiga khadka dhexe ee Ilkay Gündogan ayaa ku soo laabtay kooxda Man City

0

Xiddiga khadka dhexe ee Ilkay Gündogan ayaa ku soo laabtay kooxda Man City

Ilkay Gündogan ayaa ku soo laabtay kooxda Man City kadib Hal xilli ciyaareed oo uu kaga Biiray Barcelona.

Xiddiga khadka dhexe ayaa qalinka ku duugay heshiis Hal sano ah oo uu ku joogi doono kooxda ilaa sanadka 2015.

Man City ayaa dar-dar galisay wadahadalada 48 saac ee ugu dambeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here