Home Warar Ciyaaraha Maanta Xiddiga kooxda Man City ee Bernardo Silva oo ka hadlay farqiga u...

Xiddiga kooxda Man City ee Bernardo Silva oo ka hadlay farqiga u dhexeeya koxoaha Arsenal iyo Liverpool.

0

Xiddiga kooxda Man City ee Bernardo Silva ayaa ka hadlay farqiga u dhexeeya koxoaha Arsenal iyo Liverpool.

Ciyaarta kadib ayuu Bernardo Silva yidhi”Fariga xafiiltanka ee u dhexeeya Arsenal iyo Liverpool?

“Waxa laga yaabaa in uu farigu yahay in ay Liverpool ku guulaystay horyaalka premier League Arsenal-na ayna ku guulaysan, Liverpool ku guulaystay Champions League, Arsenal-na ayna ku guulaysan”.

“Liverpool mar walba waxa ay ciyaarta noola soo gali jirtay iyaga oo raba in ay naga badiyaan”.

“Laakiin kooxda kaliya ee doonaysay in ay kubad ciyaarto waxa ay ahayd man City waxa aan wax walba u samaynay in aan badino nasiib xumo Arsenal waxa ay ciyaarta u soo gashay wax aan guul ahayn”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here