Home Suuqa Kala iibsiga Xiddiga Kylian Mbappe oo ka hadlay kulankiisii ugu horeeyay ee uu u...

Xiddiga Kylian Mbappe oo ka hadlay kulankiisii ugu horeeyay ee uu u ciyaaray Real Madrid.

0

Xiddiga Kylian Mbappe ayaa ka hadlay kulankiisii ugu horeeyay ee uu u ciyaaray Real Madrid.

Mbappe ayaa ciyaaray kulankii ay kooxdiisu ka badisay Atalanta kulankii UEFA Super Cup-ka.

“Inaan u ciyaaro kooxdan, ku guulaysto koob kulankaygii ugu horeeyay waa wax cajiib ah”Ayuu Mbappe yidhi.

“Waqti dheer ayaan sugayay xilligan. Si aad ugu ciyaarto  maaliyadan iyo taageerayaasha”ayuu sii raaciyay.

Mbappe oo xor ugu biiray Real Madrid ayaa isha ku haya in uu guulo badan la gaadho kooxda Reer Spain.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here