Home Suuqa Kala iibsiga Xiddiga Reheem Sterling oo Mikel Arteta hordhigay fursad uu aad uga fikiro...

Xiddiga Reheem Sterling oo Mikel Arteta hordhigay fursad uu aad uga fikiro ka hor kulankiisa ugu horeeya ee Arsenal kulanka Tottenham

0

Xiddiga Reheem Sterling ayaa Mikel Arteta hordhigay fursad uu aad uga fikiro ka hor kulankiisa ugu horeeya ee Arsenal kulanka Tottenham ee prmeier League.

Gunners ayaa la ciyaari doonta Tottenham kulan ka tirsan premier League Sterling ayaana doonaya in uu ciyaaro kulankiisii ugu horeeyay ee kooxda Arsenal.

Sterling oo maalintii ugu dambaysay ku soo biiray Arsenal ayaa doonaya in uu ciyaaro kulankiisii ugu horeeyay ee premier League.

Tababarkii ka horeeyay kulanka ayuu Sterling muujiyay tayadiisa isaga oo bur-buriyay xiddig ay isku koox yihiin.

Xiddiga Sterling ayaa farsamo cajiib ah ku dhaafay xiddiga Ben White ka hor intii uuna gool cajiib ah ka dhalin tababarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here