Home Horyaalka Ingiriiska Xidig muhiim u ah kooxda Liverpool oo looga gacan haatinaa horyaalka Itaaliya

Xidig muhiim u ah kooxda Liverpool oo looga gacan haatinaa horyaalka Itaaliya

0

Xiddiga Liverpool ayaa diirada u saaran tahay kooxda reer Talyaani

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Georginio Wijnaldum ayaa waxaa xiiseynaya kooxda Inter, sida laga soo xigtay Calcio Mercato .

Saraakiisha Nerazzurri ayaa durbaba xiriir la sameeyay wakiilka si ay ugala hadlaan helitaanka ciyaaryahanka reer Holland ka hor inta uusan furmin suuqa kala iibsiga bisha Janaayo.

Wijnaldum qandaraaskiisa haatan wuxuu dhacayaa dhamaadka xilli ciyaareedkaan, laakiin Liverpool ayaa dooneysa inay ku xirto qandaraas cusub.

Previous articleTaageerayaasha Arsenal oo helay aqbaar aan fiicneyn ka horay kulan Leeds la ciyaari doonaan horyaalka Premier league
Next articleUnited oo diirada saareysa heshiiska xidiga reer England ee ciyaaryahan Sancho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here