Ad
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda PSG Idrissa Gueye ayaa raadinaya inuu si xor ah ugu biiro Everton .
RMC ayaa sheegay in Gueye uu ka codsaday in qandaraaskiisa la joojiyo si uu ugu laabto Merseyside.
Ad
32-sano jirkaan ayaa weli la filayaa inuu ka tago kooxda ka dhisan Ligue 1 xagaagan, inkastoo wadahadaladii u dhexeeyay kooxda iyo Everton ‘ay istaageen’.
Warbixintu waxa ay intaa ku dartay in Everton iyo ciyaaryahanka ay heshiis gaadheen, Gueye waxa uu ka codsaday in la joojiyo qandaraaska.