Xidigaha Manchester United ay kaga hortageyso Burnley Kulanka Caawa

Manchester United ayaa fursad u heysata inay gasho kaalinta koowaad ee miiska kala sareynta Premier League ka hor Liverpool marka ay caawa wajahayaan Burnley.

Red Devils ayaan laga badinin horyaalka 10kii kulan ee ugu danbeysay, muddadan, waxay ka heleen 26 dhibcood.

Iyagu haatan kaliya farqiga goolasha ka hooseeyaan kooxda Jurgen Klopp booska koowaad waxayna fursad u haystaan ​​inay kaalinta koobaad galaan kulanka caawa kadib.

Safka Manchester United ee la saadaaliyay (4-2-3-1): 

David de Gea; Aaron Wan-Bissaka, Victor Lindelof, Harry Maguire, Luke Shaw; Scott McTominay, Fred; Marcus Rashford, Bruno Fernandes, Paul Pogba; Anthony Martial

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*