Home Warar Ciyaaraha Maanta Xilli Ciyaareedka Leny Yoro ee Man United oo durba dhamaaday ka hor...

Xilli Ciyaareedka Leny Yoro ee Man United oo durba dhamaaday ka hor inta uuna bilaaban xilli ciyaareedka premier League.

0

Xilli Ciyaareedka Leny Yoro ee Man United ayaa durba dhamaaday ka hor inta uuna bilaaban xilli ciyaareedka premier League.

Leny Yoro ayuu dhaawac ka soo gaadhay kulankii Arsenal ee ka tirsanaa isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Xiddiga reer France ayaa u muuqda in uu dhaawac halis ah soo gaadhay Kooxda Man United ayaana wadnaha farta ku haysa.

Waxa la arkay xiddiga Leny Yoro oo ku boodaya birta dhaawac taas oo keenaysa in ay kooxdu ka wal-walto xaalada xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here