Xiriirka ka dhexeeya Nedved iyo Allegri oo khilaaf soo kala dhexgalay

Xidhiidhka u dhexeeya madaxa Juventus Pavel Nedved iyo tababare Max Allegri ayaa meel hoose maraya.

Libero waxa uu sheegay in xidhiidhka labada qof uu gaadhay heer “isaga ama aniga”.

Nedved ayaa ku riixay in shaqada laga ceyriyo Allegri shir ay yeesheen todobaadkii hore.

Kooxda dibaddeeda, taageerayaashu hadda way ku farxi lahaayeen inay arkaan labada Nedved iyo Allegri oo kooxda ka taga

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*