Home Wararka Ciyaaraha Xulka England oo Bar-baro kala kulmay Xulka Scotland Euro 2020

Xulka England oo Bar-baro kala kulmay Xulka Scotland Euro 2020

1

Xulalka England iyo Scotland ayaa bar-bardhac 0-0 ah ku kala baxay ciyaar qeyb ka aheyd kulammada labaad ee GROUP D Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020.

Sharaxaada Ciyaarta

Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada xul qaran England iyo Scotland ku kala nasteen bar-bardhac 0-0 ah

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Balse ugu dambeyntii ciyaarta ayaa ku dhmmaatay bar-bardhac 0-0 ah ay ku kala baxeen labada xul qaran England iyo Scotland, xilli ciyaartan ay qeyb ka aheyd kulammada labaad GROUP D Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020.

Line-upka Labada xul ee Kulankan

England XI: Kane, Pickford, Sterling, Stones, Shaw, Mings, Mount, K. Phillips, Rice, Foden, Reece James

Badalka : Henderson, Trippier, Coady, Maguire, S. Johnstone, Grealish, Calvert-Lewin, Chilwell, Rashford, Ramsdale, Sancho, J. Bellingham

Scotland XI: D. Marshall, Hanley, C. McGregor, S. O’Donnell, Robertson, McGinn, Tierney, Adams, L. Dykes, McTominay, Gilmour

Badalka: C. Gordon, Fleck, J. McLaughlin, L. Cooper, J. Forrest, Armstrong, Fraser, R. Christie, S. McKenna, K. Nisbet, J. Hendry, N. Patterson

Previous articleRio Ferdinand ayaa amaanay sida ay Real Madrid ula dhaqantay halyeeyada kooxda kadib xafladii sagootinta ee Sergio Ramos
Next articleLiverpool oo isku diyaarineysa inay xoojiso raacdada ay ugu jirto Florian Neuhaus

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here