Tartanka premier League ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo Haaland wali hogaaminaya tartanka premier League.
Inkasta oo uuna wax gool ah dhalin kulankii todobaadkan, Haaland ayaa wali hogaaminaya hogaanka gooldhalinta Premier League.
Haaland ayaa leh 11 gool ilaa haatan horyaalka premier League kadib 10 kulan oo la ciyaaray horyaalka premier League.
Dhinaca kale waxa ku xiga xiddigaha Brayn Mbueumo oo Brentford u ciyaara iyo Chris wood oo u ciyaara Nottingham Forest oo leh min 8 gool.
Waxa ku xiga xiddigaha Mohamed Salah iyo Cole Palmer oo leh min 7 gool ilaa haatan horyaalka premier League.
1. | Erling Braut Haaland | Manchester City |
Norway |
24 | 52.4% |
11
|
2. | Bryan Mbeumo | Brentford |
France |
25 | 44.4% |
8
|
3 | Chris Wood | Nottingham Forest |
New Zealand |
32 | 57.1% |
8
|
4. | Cole Palmer | Chelsea |
England |
22 | 35.0% |
7
|
5 | Mohamed Salah | Liverpool |
Egypt |
32 | 36.8% |
7
|